Kusoo dhawaada banadirtv.tk
Intaa Kadib
Waxaan ku faraxsanahay in aan qabto hoolo nuucan oo kale, waxaana mahadasi u sugnatay ( Allaah Subxanahu Watacaalaa ) oo iisuura galiyay Al xamdu lillaah.
Waxaan sidoo kale aad ugu faraxsanahay in aan ka qaato kaalinta iiga aadan caawinta walaalahayga Ardayda ah ee wali ku guda jira waxbarashada.
Runtii barnaamijkan uma aanan diyaarin illaa waxaan u diyaariyay in aan ku kaawo ardayda soomaaliyeed meel kastaa ay joogaan, si ay ugu noqoto naqtiin joogta ah,
Hadafkeyga:
Hadafkeyga ugu weyn ee aan doonayo waxay tahay in aan wax uun ku caawiyo Arayda walaalaheyga ah ee waxbarashada jecel, si aan gacan uga geysto kor u qaadista arimaha waxbarashada,
Gaba gabo
Ugu danbeen waxan u hanbalyenayaa Allaah waxaana inta waxbarashada jecel u rajeynayaa guul iyo hormar, waxana idin leyahay waxbarta aan barwaaqo gaarne.
0 Comments