About us

header ads

Ujeedo

Gacmo furan ku so dhawaada.

Magaceyga waa Cabdalla Axmed Shariif , waxan ka mid ahay macalimiinta ka howl gashsa magaalada.

Page kan waxan ugu tala galay in aan ku caawiyo ardayda soomaaliyed ee hada waxbarashada ku jirta ama aan fursad u helin iyo cidkasta oo daneysa in ay wax barato.

Hadii alle qadaro waxan rajeynaya in aan ku soo daro casharo cusub buugaag iyo wax walba oo ku sabsan waxbarashada insha allaah.



Mahadsanid


Post a Comment

0 Comments